VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka dhagax-dhigay waddooyin cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni , ayaa dhaggax dhigay Afar waddo oo laami ah kuwaasi laga hirgelinayo caasimadda Garoowe.

Wadooyinkan ayaa kala ah Wadada Necsom, Towfiiq, Injida , Jidka 30-ka iyo Wadajir. Waxaana tani qeyb ka tahay qorshaha horumarinta magaalooyinka Puntland.