Puntland oo Ciidan Boolis ah geeysay Gobalka Gardafuu (VIDEO)

Taliyaha qaybta Booliska gobolka Gardafuu oo hogaaminaya ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo gobolkaas tababar uga maqnaa ayaa gaaray degmada Baargaal halkaas oo lagu soo dhaweeyey.

https://fb.watch/65cShfatAg/