Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga dib-u-habaynta Shaqaalaha Puntland (VIDEO+Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta warbixin ka dhegaystay guddiga dib-u-habeynta shaqaalaha iyo guddiga kasoo shaqeynayay kordhinta mushaharaadka.

Labada guddi ayaa la wadaagay Madaxweynaha shaqooyinka u qabsoomay iyo meesha uu marayo qorsheyaasha dib-u-habeynta shaqaalaha iyo kordhinta mushaharaadka oo labadaba wax badan laga qabtay.

https://fb.watch/679FEsaI8i/