Maxaa looga hadlay kulankii Baarlamaanka Puntland ee maanta ? (VIDEO+Sawirro)

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo maanta yeeshay kulankii labaad ee Kalfadhigga 48-aad ee Golaha ayaa Ansixiyay Ajandaha rasmiga ah 48-aad ee Goluhu ka shaqeyn doono.

Kulanka oo uu Shir-guddoomiyey Af-hayeenka Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril, ayna soo xaadireen 49 Mudane, ayaa Xildhibaanadu mid mid ugu codeeyeen qodobada uu ka kooban yahay Ajandaha.

https://fb.watch/69CqRkXi98/

Idilnews