VIDEO: Maxaad ka taqaan Taariikh-da Musharax Xildhibaan Cabdirixmaan Jowle ?

Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland Cabdirixaam Salaad Jowle, oo wareysi siiyay Idil Television ayaa ka warbixiyay Taariikh nolaleedkiisa iyo damaciisa ku aadan kamid noqoshada Golaha Aqalka Sare ee BJFS.