WAR DEG DEG AH: Qarax Isiimaadamin ah oo oo ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in Qarax Ismiidaamin ah uu goor-dhaweyd ka dhacay isgoyska Hotelkii hore ee Jubba ee Muqdisho.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid ka dhashay qof isku soo xirey waxyaalaha qarxa oo isku dhex qarxiyay goob maqaaxi ah oo ay dad badan ku sugnaayeen, Waxaana jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay Qaraxa.

Wixii kasoo kordha kala soco Idilnews