Dagaal ka dhex qarxay Kooxda TPLF iyo Ciidanka Eratrea

This image made from undated video released by the state-owned Ethiopian News Agency on Monday, Nov. 16, 2020 shows Ethiopian military in an armored personnel carrier, on a road in an area near the border of the Tigray and Amhara regions of Ethiopia. Ethiopia's prime minister Abiy Ahmed said in a social media post on Tuesday, Nov. 17, 2020 that "the final and crucial" military operation will launch in the coming days against the government of the country's rebellious northern Tigray region. (Ethiopian News Agency via AP)

Dagaalo culus ayaa ka socda magaalada Rama oo kutaal xadka Eritrea & Tigree, dhanka Eritrea, sida warbaahinta Eritrea sheegtay xoogaga TDFna qirteen waxaa weerarka qaaday ciidmada TDF ee Tigree.

Dagaalkan ayaa ah midkii ugu cuslaa ee labada dhinac dhaxmara sida la sheegayo, waxuuna socdaa 3 maalmood oo xidhiidha ayadoo labada dhinac gurmadyo helayaan.

Warbaahinta Eritrea ayaa sheegtay inay xasuuq u gaysteen xoogaga TDF ee isku dayey inay xadka kasoo talaaban, meeshana halaag ka dhacay. Xoogaga TDF ayaan wax wara kasoo saarin.

Waxaa xusid mudan in afhayeenka TPLF sheegay maalmo kahor in ujeedkoodu yahay inay xukunka ka tuuran kaligii taliyaha Eritrea Afawerke, si aysan udhicin in Mardmabe dhanka Eritrea lagaga soo duulo.