Akhriso: Golaha Deegaanka cusub ee degmadda Bandar-bayla oo lagu dhawaaqay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa shaacisay Liiska Xubanaha golaha deegaanka Degmada Bandar-Bayla Gobalka Karkaar, kuwaas oo ka kooban 23 xubnood.

4 kamid ah xubnaha Golaha deegaanka cusub ee degmadda Bayla ayaa ah Haween.

Idilnews