Ethiopian Airlines oo suuq wanaagsan ka heshay deegaanada Puntland (VIDEO)

Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa suuq wanaagsan ka heshay deegaanada Puntland, tan iyo markii ay bilowday duulimaadyadeeda sanad kahor.