S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere “Ciidanka Puntland waxay wadaan howlgallo culus” (VIDEO)

Taliyaha Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ‘Daraawiish-ta’ S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere, oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay howlgallo ka dhan ah Argagixisada oo ka socda Buuraleyda Gobalka Bari.

Idilnews