Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo Ururada Siyaasadda oo tababar uga furmay Addis Ababa (Sawirro)

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethopia saaka tababar uga furmay wafti kasocda Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, Ururada Siyaasada iyo Ururada Bulshada Rayidka ah.

Tababarkan oo ah aqoon kororsi ku saabsan Korjoogtaynta Doorashooyinka Dawladaha Hoose ee Puntland ayaa waxaa bixinayay khubaro uu ka mid yahay Guddoomiyihii hore ee Guddiga Doorashooyinka Kenya Axmed Isaaq, khabiir Abdijalil Aw Daahir oo mudo ka shaqeynayay arimaha doorashooyinka iyo xubno ka socday dallada SONSAF.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.