Booliska Puntland oo digniin u diray dadka ka ganacsada maandooriyaha (VIDEO)

Ciidanka Booliska Puntland ayaa ku qabtay deegaanka Kalabeyr ee Gobalka Nugaal khamri fara-badan oo laga keenay Deegaanka Soomaalida Itoobiya, kaas oo la rabay in la galiyo Caasimadda Puntland ee Garoowe.
Khamrida oo gaaraya 19 kartoon, oo ay ku jiraan 465 oo dhalo.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Gaashaanle Sare Maxamed Aadan jaamac ayaa digniin u diray dadka ku howlan ka ganacsiga maandooriyaha.

Idilnews