Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Ganacsatada Galmudug ee ku ganacsata Kenya (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kulan la qaatay qaar ka mid ah Ganacsatada Galmudug ee ku ganacsata Kenya.

Ganacsatada ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyey shaqada wanaagsan ee uu ka qabtay Gobolka Mudug, gaar ahaan amniga iyo horumarka.