Maxay ku saabsaneyd warbixintii Midowga Africa ee Soomaaliya ?

Midowga Africa ayaa warbixin uu ka soo saaray dalka Soomaaliya waxa uu kaga hadlay xaaladda amniga, siyaasadda iyo doorashada, iyagoo sdoo kale talooyin u soo jeediyay Soomaalida.

Xuseen Macallin, la-taliyihii hore ee Amniga Qaranka Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ugu waaweyn ee ku xusan warbxintan.

Dhageyso Wareysi ay Xuseen Macalin la yeelatay VOA-da.