Jubbaland oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka fasalka 8-aad (VIDEO)

Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Dolwad Gobaleedka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax oo ka warbixiyay natiijada imtixaanaadka fasalka sideedaad ee dugsiyada dhexe ee Jubbaland