James Swan oo sheegay in hormar laga sameeyay siyaasadda Soomaaliya (VIDEO)

Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo warbixin kooban siinayay Golaha Ammaanka ayaa sheegay in horumar laga sameeyey siyaasadda Soomaaliya,James Swan ayaa Sheegay in Qaramada Midoobay ay diyaar u tahay sii wadista taageerada ay u fidiso Soomaaliya.

Halkan ka daawo muuqaalka

Idilnews