Cabdirashiid Janan “Annigu cid aan maxbuus u ahay ma jirto, mana fakan” (VIDEO)

Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax Xildhibaan oo u taagan kursiga sumadiisu tahay “HOP116”,oo deegaan doorashadiisa tahay magaaladda Garbahaarey ee xarunta Gobalka Gedo.

Cabdirashiid Janan ayaa sheegay in uusan baxsad aheyn, uuna degmo kasoo guuray, degmo kalena u guuray, waxaana uu intaas ku daray inuu degenaa xarun dowladeed, gaar ahaan guri ku dhow Taliska Nabadsugida.

Idilnews