Madaxweyne Biixi oo magacaabay Guddoomiyayaal Gobal (Akhriso)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo goor-dhaweyd soo saaray wareegto ayaa magacaabay Guddoomiyayaal Gobal iyo masuuliyiin kale.

1 Maxamed Cilmi Ahmed Maxamuud Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex

2. Maxamed Diiriye Xayd Nuur Guddoomiyaha Gobolka Daad-madheedh.

3 Maxamed Cilmi Xuseen Axmed Guddoomiyaha Gobolka Sanaag.

4. Axmed Yaasiin Maxamed Faarax Guddoomiyaha Gobolka Hawd.

5. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Xujaale Guddoomiyaha Gobolka Togdheer.

6. Mukhtaar Cabdi Quule Maxamuud Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe.

7. Siciid Shugri Xuseen Cali Guddoomiyaha Guddida Maamulka Hay’adda Dekedaha iyo Free Zone.

8. Axmed Xaaji Daahir Cilmi Ducaale Xubin Guddida Maamulka Sare ee DP World Berbera.

9. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse Xubin Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka.

Idilnews