Guddoomiye Sanyare oo kormeeray Kastamka Tuurdibi (VIDEO)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa kormeer ku tagay Kastamka Tuurdibi ee Degmada Galdogob ee Gobalka Mudug.

Kulankan waxaa qayb ka ahaa Odayaasha Degmada Galdogob, kormeerka xarumaha kadib Gudoomiyaha ayaa warbixin ka ku saabsan kastamka ka dhagaystay Madaxda iyo laamaha Amniga Kastamka.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Ciidamada iyo Saraakiisha kastamka ku booriyey doorka ay ka qaateen isku socodka iyo Amniga Kastamka sidoo kalena ubalanqaaday in ay qayb ka noqon doonaan Ciidawada la diiwan galindoono si toosa Mushaaraadka Uqaadanaya.

Idilnews