Laamaha Ammaanka Puntland oo la barayo sugida Amniga Doorashooyinka (VIDEO)

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta Tababar ku saabsan Maareynta Amnigadoorashooyinka Golaha Aqalka Hoose ka furay Magaalada Bosaaso.

Tababarkaan oo soconayay mudo Lix bari ah waxaa Kasoo qayb galay Sarakiil ka socotay Laamaha Kala duwan Ciidamada’ Qaar kamid ah Wasaaradaha Puntland Xubno ka socday Maamulka Dowlada Hoosse Bosaaso.

Xuseen Cali Maxamuud Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa sheegay in Tababarkaan uu muhiimad u leeyahay shaqadada laqaban doono si bulshada loogu edeego shaqo hufan oo dacaad ah.

Idilnews