Gaalkacyo waxaa ka furmay Gaalkacyo Peace Book Fair.

Waxaa si rasmi ah magaalada Gaalkacyo uga furmay Gaalkacyo Peace Book Fair.

“Bandhig nabadeedka Buugaagta Gaalkacyo”,

Bandhigan waxaa martigelisay Madasha Dhallinyarada Is -dhexgalka Bulshada Gaalkacyo,waxaana gacan dhaqaale ku bixiyay Interpeace iyo PDRC.

Bandhigga waxaa ka soo qaybgalay dad badan oo bulshada magac ku leh.

Sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay Buugaag si loo dhiiri geliyo akhriska.