Wasiir Dhabancad “Gaalkacyo colaadihii soo maray saddex marxalado ayay soo mareen” (VIDEO)

Wasiirka Arrimaha-gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa sheegay in saddex arrimood ay sabab u noqon jireen dagaalada ka dhaca magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

“Gaalkacyo colaadihii soo maray saddex marxalado ayay soo mareen: xilli Qaadwalayaal hagi jireen, xilli Xamaaliyaal hurin jireen & xilli Argagixiso hurin jirtay, waxaa mar walba Nabadda Gaalkacyo u taagnaa Isimada & Culumada oo markasta oo dagaal qarxo iyagu u istaagi jireen” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha-gudaha Puntland, Maxamed Dhaban-cad.

Idilnews