Mahdi Guuleed oo ka sheekeeyay heerarkii uu soo maray kiiska dacwada baddeenna (VIDEO)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ka sheekeeyay heerarkii uu soo maray kiiska dacwada baddeenna ee guusha ku soo idlaaday iyo tallaabooyinka haray si loo fuliyo go’aankii Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ).

Idilnews