Sheekh Shaakir oo eedeymo kulul u jeediyay DFS iyo Galmudug (VIDEO)

Hoggaamiyaha Ahlusunna Waljameeca oo shir-jaraa’id ]ku qabtay magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa ka warbixiyay xaalada Guriceel, isagoona ka jawaabay dhinacyo dhowr ah oo ku aaddan baaaqyada is xig-xigay ee kasoo yeerayay qaybaha kaal duwan ee bulshada.

Sheekh Shaakir ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug inay isku kaashadeen dhibaateynta shacabka Galmudug, waxaana intaas ku daray in Ciidanka qaranak laga weeciyay u jeedkii ahaa “la dagaalanka Al-Shabaab” taa beddalkeedana loo diyaariyay in ay weeraraan degaanada ay ASWJ ka joogaan Galgaduud.

Idilnews