Waddo cusub oo laga dhagax-dhigay magaalada Qardho (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhaggax dhigay Wado Laami ah laga hirgelinayo magaalada Qardho.

Waddada galabta uu dhaggax dhigay Madaxweynuhu ayaa isku xiri doonta Xaafadda Xorgoble iyo Isbitaalka Guud, waxaana marka la dhameeyo lagu xejin doonaa wejigeeda labaad oo isku xiri doona Xorgoble illaa Hoteel Gufure.

Idilnews