Madaxweynaha Puntland oo baaq u diray Shacabka ku sugan goobaha codbixinta (VIDEO)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullahi Deni, ayaa baaq u diray shacabka ka codeynaya degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn, isagoona ka codsaday inay u dulqaataan inay go’aamiyaan masiirkooda, soona xushaan dadka ku matalaya Golaha deegaanka degmooyinka ay kunool yihiin.

Idilnews