Akhriso: Sidee loogu kala guuleystay doorashada Eyl ?

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Golaha deegaanka degmada Eyl ee gobalka Nugaal, kaddib markay soo dhamaatay tirinta codadka doorashada.

Kuraasta lagu tartamayay ayaa aheyd 27 kursi, iyadoo shacabku soo dooranayeen. Waxaana loo kala helay;

Degdeg: Eyl:

1. KAAH 13
2. Mideeye 6
3. Sinaan iyo Cadaalad 4
4. Horseed 2
5. RUNCAD 2

Idilnews