Ciidamadii Oromada iyo Tigreega Oo isa soo gaaray qarkana usaaran Debrebirhanu

Dagaalkii Dabrabirhan,ayuu marayaa,iyadoo Labada Ciidan ee Tigraay iyo Oromo ay kulmeen oo ay wada socdaan,waxaana loo jiraa 138-KM Adisababa.

Caawa rasaas,ayaa Aagaas ka socota xoog badan.

Hadalkii Abiy ee ahaa dagaal adag oo gudaha dawladaydaan galaynaa,waxaa loo fasirtay in Xukuumadiisa iyo Ciidamadaba lagu dhexjiro oo uu rabo in uu Wasiiro iyo Saraakiil Laayo.