Qoraalkii Abiy ee uu ku kicinayay Shacabka Itoobiya oo Shirkada Fc ay hawada ka saartay

Shirkada Meta ayaa sheegtay inay Facebook ka saareen qoraal uu Abiye Ahmed soo galiyay,oo uu bulshada ugu baaqayay inay hubka qaatan oo ay ka hortaaggaan Tplf.Afhayen u hadlayay shirkada ayaa sheegay in qoraalkas ka saarreen maadama uu shuruucdooda jabiyay.