Rooble oo si toos ah ugu laabtay gacanta Fahad Yaasiin

Xaaskiisii waxaa loogu raray Doha Qatar,sidoo kalena Daymo uu sheegay in lagu leeyahay,ayaa laga bixiyay.

Qoor-qoor iyo isagana gacantaa laysku saaray oo waa la heshiisiiyay.

Rooble si buuxda,ayuu ugu laabtay gacanta Fahadkii keenay markii horaba.

Gugii Beelaha Hawiye,Kacdoonkii Shacabka Somaliyed,magacii iyo hogaamintii gacanta loo geliyay waa iibsaday.

Jibril Qoobey.