Midowga Musharaxiinta oo markale helay fursad Siyaasadeed

Musharaxiinta Muqdisho oo ka shalayssn awoodsiintii Rooble,ayaa helay fursad kale oo kusoo celin karta Masraxa Siyaasada Dalka.

Hadii Doorasho dhici waydo ugu danbayn December,waxay ku hanjabeen in ay dhisayaan Dowlad Dalka badbaadisa oo Doorasho gaarsiisa.

Midowgu waxay lasoo xiriireen PL iyo JL oo usoo jeediyeen in Dalka la badbaadsho oo aan sidan lagu sii fiirsan.

Balse PL iyo JL kuma raacin aragtidooda,waxayna ugu jawaabeen in aan la degdegin.

Maanta Midowgu waxay fariintoodii gaarsiiyeen Beesha Caalamka si ay cadaadis ugu noqoto.

Isku soo wada duuboo Rooble khasaaraha ugu weyn ee siyaasadeed,waxuu gaarsiiyay Beesha uu ku matalo awood qaybsiga.

Jibril Qoobey.