Video:-Blinken”Dagaalka Itoobiya waxuu khatar ku yahay Geeska Afrika oo dhan”

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken,ayaa ku celceliyay baaq xabbad joojin ah oo laga sameeyo Itoobiya, isagoo sheegay inuu ka walaacsan yahay in dagaalku uu u gudbo Geeska Afrika.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka,ayaa diiradda saaray dalka Itoobiya isagoo booqanaya dalka ay jaarka yihiin ee Kenya.

Blinken,ayaa Lugtan utahay socdaalkiisii ​​ugu horeeyay ee uu ku tagay Dalalka Saxaraha ka hooseeya.

Halkan ka daawo muuqaalka