In ka badan 700-Askari,ayuu Madaxweyne Deni Xorgoble ugu soo xiray Tababar Saakay.

In ka badan 700-Askari,ayuu Madaxweyne Deni Xorgoble ugu soo xiray Tababar Saakay.

Ciidamada Booliska,ayaa ka kala yimid Gobolada kala duwan ee Puntland, waxayna mudo tababar ugu xaraysnaayeen Dugsiga Xorgoble iyaga oo qaatey Casharo kala duwan oo ay ka mid yihiin…

1-Baarista Danbiyada
2-Soo bandhigidda Xogta Dembiyada
3-Ilaalinta iyo caawinta shacabka
4-Barshada sharicyada Booliska
Iyo casharo kale oo la xiriira Ciidamada.