Villa Soomaaliya oo loo magacaabay Agaasime cusub

Villa Soomaaliya oo loo magacaabay Agaasime Burco kasoo jeeda.

Prof Maxamed Cabdullahi Ciise oo Madaxweyne Farmaajo goordhoweyd u magacaabay Agaasimaha Guud ee Villa Soomaaliya ayaa kasoo jeeda Magaalada Burco – ISAAQ – Habar-Yoonis Reer Xuseyn.

Dr. Mohamed Dheere, waa aqoonyahan Cilmiga Maadi iyo Diini ba aad u dhisan, wuxuuna noqonayaa 30, sanno masuulkii u horeeyey ee reer Somaliland ah oo loo magcaabo Agaasimaha Guud ee Villa Soomaaliya.