Cumar Cabdirashiid oo kusoo biiraya Musharaxiinta Madaxweyne

Cumar Cabdirashiid,waa Musharax Madaxweyne Fadaraalka ah,sida la xaqiijiyay.

Koox horboodaysa Olalihiisa,ayaa Xamar ka hawlgashay oo diyaarinaysa Guryihii iyo Gaadiidkii.

Maabta,ayuu tagayaa Muqdisho oo si weyn ugu diyaar garowday soo dhaweyntiisa.

Cumar waxaa ku faraxsan isa sharixidiisa Beelaha Somaliyed ee Koonfurta iyo Bartamaha Dalka dega,isla markaana xiriirkiisa Caalamku waa wanaagsan yahay.

Balse Deni iyo Farmaajo,ayaa u arka in uu khatar weyn oo loolan adag ay kala kulmi karaan uu yahay,maadaama ay isku Beel kasoo wada jeedaan uguna sumcad iyo Sxb wanaagsan yahay Somalida kale.

Cumar waa mid ka mid ah siyaasiyiinta Somalida ugu miisaanka weyn

Jibril Qoobey.