Waftigii Jubaland oo ka dhoofay Garoww

Garoowe: 4 December 2021: Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Garoonka diyaaardaha ee Gen. Maxamed Abshir Airport kusii sagootiyay Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wefti uu hogaaminayo oo maalmahan ku sugnaa magaalada Garoowe.