Sawiro:-Qalin jabinta Ardayda Jaamacada Global Sciene Univarsity Ee Magaalada Gaalkacyo

Jaamacada Global Science University, ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa kaqalin jabiyay 36 arday oo baratay kuliyada caafimaadka.