Ma ubaahan yahay Dalku Gole Qaran oo badbaadiya!!

Waa muhiim in la dhiso Gole Qaran oo lagu badbaadinayo Doorashada Dalka loogana hortagayo boobka iyo ilhaamaynta Qaranimada.

Shalay Deni,waxuu hormuud ka ahaa ka hor tagidii mudo kororsigii Farmaajo,taasoo Puntland ay ku heshay magac iyo karaamayn weyn Somalida dhexdeeda.

Maanta Madaxweyne Deni,waxuu hormuud ka yahay boobka Doorashada iyo ku tumashada Sharciga,waxuuna Puntland usoo jiiday sumcad xumo iyo ka fogaansho uga yimid Umada Somaliyed.

Deni iyo Farmaajo waa isku dan Maanta raba in Doorashadu jiitanto oo la boobo.

Shalay hadii Dalka laga badbaadiyay Farmaajo,Maanta waa in Deni laga badbaadiyaa.

Siyaasad Qof udanaynaysa Puntland iyo guud ahaan Somaliya uma baahna.

Aragtida C.C.Warsame iyo Midowgu waa meel gal loo baahan yahay Maanta.