Video:-Madaxweyne Deni oo weeraray Cumar,Laftagareen iyo Qoor-qoor

Khudbadii Madaxweyne Deni uu ka jeediyay Xalay Baydhabo oo uu uga qaybgalay Sanadguuradii 3-aad ee Madaxweyne Laftagareen,waxay ahayd mid is dhex taal.


Dhinac wuxuu ku duray Qoor qoor iyo lafatagareen doorashooyinkii ay qabteen.

Dhinac Puntland,ayuu ku duray oo leeyahay waa in sharcigu sareeyaa qofkii diidana meel looga soo jeestaa oo la oran xal iyo waan-waan hala galo.

Dhinac Mucaaradka Fadaraalka,ayuu durayaa oo uu leeyahay dalka Teendhadii Carta ayay ku celinayaan.

Dhinac Isaga is duraya oo wuxuu leeyahay waa in hadba Madaxda Timaada dalka meesha rabaan la aadin.

Dhinac waa faanayaa oo wuxuu leeyahay 80% wixii ay soo dhiseen Qoor qoor iyo laftagareen wax xun ayay aheeyeen 20 ka xun ee kale haku darsadeen Anigu wax fiican ayaan soo dhisi doonaa,hoos ka daawo khudbadaas.

Halkan ka daawo muuqaalka