Maraykanka oo garab istaagay PSF amarna siiyay Deni

War kasoo baxay Safaarada Maraykanka ee Muqdisho,ayaa lagu yiri sidan tan..

“Waa in Dagaalka ay joojiyaan labada dhinac oo kusoo laabtaan wada hadalka,Dagaalku wax xal ah uma keenayo Bosaso iyo Shacabkeeda”.

Waxa qoraalka Maraykanka ka muuqata wali in ay lex jeclo badan uqabaan Ciidamada PSF.,waxuuna uyahay garab istaag weyn.

Deni iyo kooxdiisa Aaran-jaan,ayuu ku yahay waji gabax iyo dhabarjab,waana digniin adag oo kasoo baxday gacan aan lagu ciyaari karin sida haldoorka reer Puntland sida loogu ciyaaro.