Wararkii ugu danbeeyay dagaalka PSF iyo Aaran-jaan

Maanta isimo la hadlay lahaystaha oo ku yiri dagaalka jooji,waxuu ugu jawaabay,shaqo idin taal mahan.

Garowe markuu kasoo degay,waxuu amar ku bixiyay in dagaalka lasii wado oo Hub,Ciidan iyo Saad dheeriya loo daabulo Bosaso.

Galabta,waxaa soo weerar tagay Ciidamada Bada oo dhanka Xeebta damcay in ay kasoo galaan,iyagana jawaab adag bay la kulmeen.

Dhimashada dhanka PSF,waa Laba Askari iyo Laba Dhaawac ah.

Gaadiid Afar ah oo kuwa dagaalka ah ayay Ciidamada PSF midna gubeen 3-gacanta ku dhigeen.

Dhanka kale Ciidamada Wadaniga ah ee PSF,waxay gurmad ufidiyeen Dadkii barakacay iyo dhaawacyadii.

Dagaalku si teel-teel ah,ayuu usocdaa xiligan,waxaana la filan karaa in uu sii xoogaysto.