Rooble oo laga yaabo in uu isku Shaandhayn ku sameeyo Golaha Wasiirada

Rooble,waxaa lagula taliyay in uu sameeyo isku shaandhayn kooban oo Dastuurku u ogol yahay.

Isku Shaandhayntaas,ayaa udhici karta sida tan….

1.Wasiirka Arimaha dibada oo loo badalo Xanaanada Xoolaha.

2.Wasiirka Maaliyada oo loo badalo Waxbarashada.

3.Wasiirka Qorshaynta oo loo badalo Kaluumaysiga.

Taasi waxay Rooble kasoo afjaraysaa saamayntii Wasiiradaas,waxayna fursad usiinaysaa in uu ka adeegto Wasaaradshaas oo geysto Wasiiro uu ku kalsoon yahay.