Jubaland oo bilowday Doorashada Xildhibaanada Aqalka-hoose

Guddiga maamulka Doorashada heer dowlad Goboleed Jubaland SEIT,ayaa goor dhow bilaabaya qabashada doorashada kursiga tirsigiisu HOP#203 oo ay ku tartamayaan musharixiinta kala ah:

  1. Musharax xildhibaan, mudane Hamse Cabdi Barre.
  2. Musharax xildhibaan, mudane Axmed Maxamed Maxamuud.