Nisa oo lagu amray in ay ka baxdo Garoonka Aadan-cade

Ciidamada Nisa oo Amar lagu siiyay in ay faraha kala baxaan amaanka Garoonka Diyaaradaha ee Aadan-cade.

Nisa,waxaa loo sheegay in ay Ciidamadeeda kala baxdo garoonka Aadan-cade.

Sidoo kale Booliska Somalited,ayaa la siiyay awooda buuxda ee sugida amaanka Garoonka.

Waa mid ka mid ah awoodaha xulufada Farmaajo oo la rujiyay.

Wasiirka Amniga,ayaa soo saaray Wareegtadan.