Video:-Rooble oo xalay la kulmay Deni iyo Axmed Madoobe

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam iyagoo ka wada hadlay qabanqaabada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dardargelinta doorashooyinka dalka oo ka furmaya Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka