Shirkii Wadatashiga Qaran oo qarka usaaran in uu fashilmo

Hadaysan Shirka kasoo bixin Qodobadan,waxuu la mid yahay in uu fashilmay.

Qodobada ay tahay in la isku raaco hadii Dalka laga rabo Doorasho in ay ka qabsoonto,waxaa ka mid ah…

1.Goob Doorashooyinka oo lasoo koobo.

2.Amniga Dalka oo si buuxda loogu wareejiyo Rooble.

3.Mudada Doorashada ay kusoo gabagaboobayso oo la cayimo.

Hadii wax ka hooseeya ama mid ka mid ah Qodobadaas laga tago oo laysku raaci waayo,waxay udhigantaa in Shirku fashilmay.

Shirkan haduu fashilmo waxay ubadan tahay in Doorashadu istaagto xaalada Dalkuna gacanta ka baxdo.

Jibril Qoobey.