Madaxweynaha Maraykanka oo umagacaabay Jago sare Somaligii ugu horeeyay

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa Pro Xamze Warfaa u Magacaabay Lataliyaha Arimaha Amniga Rayidka, Dimuqraadiyada iyo Xuquuqul insaanka ee Wasaarada Arimaha Dibada Mareykanka.

Professor Hamze,ayaa Noqonaya Qofki ugu horeyay ee Somali Maraykan ah ee Jago Intaa Le’eg Mareykanka ka Qabta.

Pro Xamze Warfaa oo horey uu ahaa ku-xigeenka Wasaarada Shaqada iyo horumarinta Dhaqaalaha Gobalka Minnesota.

Xamse ayay Bulshada Geeska Afrika soo dhawaysay magacaabista oo ay u arkaan in ay wax ka tarayso kor uqaadida heerka ilaalinta xuquuqda bini’aadanka iyo Dimuqraadiyada.

Xamse waa inuu uruuriyo dambiyada ay faraha kula jiraan dambiilayaasha Gobolka sida Abiy Afowerki iyo Farmaajo.

Sidoo kale kor joogteeyaa Dimuqraadiyeynta Gobolka Geeska Afrika.