Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis Waxbarasho

Isafgarad ayay ka gaareen Labada Wasaaradood ee Waxbarashada Puntland iyo Galmudug,kaasoo la xiriira Qul-qulka Ardayda Labada dhinac.