Garowe:-Musharaxiin qaatay Shahaadada Aqoonsiga Musharaxnimo

Waa Dadka Maanta la siiyay Shahaadada Musharaxnimo ee tartanka Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Fadaraalka qaybtooda ugu horaysa ee Puntland laga soo dooranayo.

Afar Musharax,ayaa qaatay oo ksla ah…

1.Wasiirka Kalluumeysiga Fadaraalka Bidhaan oo kasoo jeeda Beesha Dhulbahante.

2.Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Puntland Cabdi Qowdhan oo kasoo jeeda Beesha Dhulbahante.

3.Cali Yuusuf Xoosh oo kasoo jeeda Beesha Majeerteen.

4.Axmed Taajir oo kasoo jeeda Beesha Leelkase.

Dhamaan waa Dadka ay wadato Xukuumada Puntland ee loo xiray Kuraastooda.