Video:-Taxanihi wareysigi dhibbane Cabdullaahi Maxamed Nuur ee (dhagarta iyo shirqoolka NISA) .

Xog waranka Cabdulaahi waxaa laga faa’idi karaa.

1.Axmed Madoobe iyo shaqsiyadiisu sida ay uliidato,sababtoo ah Sarkaalkaas muhiimka u ah Jubaland waxa baday Nisa waa Gaajada uu ku dilay.

2.Fahad shaqada foosha xun ee uu hayo,dhaqamada guracan ee uu soo kordhiyay iyo sida ay ubaaxad weyn tahay dhibka uu gaarsiiyay Umada Somaliyed 4-tii sano ee lasoo dhaafay.

3.Farmaajo hogaamintiisa,xaalka uu ku sugan yahay iyo sida laftigiisu uyahay lahayste aan dhaqdhaqaaqi karin.

4.Sida Baraha Bulshada ay qayb uga yihiin dhibaataynta shacabka iyo haldoorka Somaliyed.

Qeybta 1-aad
https://www.youtube.com/watch?v=faq42w3OTuQ&t=517s

Qeybta 2-aad
https://www.youtube.com/watch?v=Iy5clTOUAao

Qeybta 3-aad
https://www.youtube.com/watch?v=uI2mENSWmbg&t=2654s
Qeybta 4-aad